E-Mielenterveys

Ma waxaad raadineysaa macluumaad la xiriira dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka mise caawinaad dhanka xaaladaha adag ee nolosha adiga ama qaraabadaada?

Ku soo dhawoow bogga E-mielenterveys

Xaaladda adag ee nolosha
Macluumaadka wajihidda iyo ka gudbidda xalaadaha adag ee nolosha. Mawduucyada waxa ka mid ah dhibaatooyinka dhaqaale, qashqashaadda dhanka iskoolka, furriinka iyo qurbajoogta.

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush 

Caawinaadda mashaakilka caafimaadka dhimirka
Ma ka walwalsan tahay nafsad ahaantaada ama qaraabadaada? Macluumaad ku saabsan sidaad iyo halkaad ka heli karto ka caawinaadda mashaakilaadka caafimaadka dhimirka.

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush

Dhibaatooyin
Dadka noloshooda waxaa la soo gudboonaada dhibaatooyin. Dhibaatada xaaladaha nolosha ama isbedbelka dhibaatada waxaa keeni kara tusaale ahaan kali ahaanshada, ubad helidda ama gabowga. Dhibaatada adag waxaa sababi kara dhacdo kadis ah oo lama filaan ah, sida geerida qof qaraabada ah, xaaladaada caafimaad oo xumaata ama shaqada ku seegta (shaqo la’aan).

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush

Isdilidda
Ma jirtaa in adiga ama qof qaraabadaada uu qabo fikirka isdilka ama qof qaraabadaada miyaa isdilay?

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush

Xanuunada dhimirka
Macluumaad ku saabsan niyadjabka, xanuunka argaggaxa, waalida iyo kuwa kaloo la mid ad xanuunyada dhimirka iyo habab kaladuwan ee loo daryeelo loona baxnaaniyo.

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush

Sheekooyin
Tusaalooyinka khibradda, sida looga gudbo tusaale ahaan cuntoxumida, niyadjabka ama shaqo ku daalista.

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush

Xarumaha arrimaha dhibaatooyinka
Macluumaad ku saabsan xarumaha dhibaatooyinka iyo adeegyadooda.

ingriis | kurdi (sorani) | finnish | ruush